People who need help

THIS YOUNG MAN NEEDS YOUR HELP!!
Nolol aan Geeri Dhaamin!
Waxa si silic ah ugu nool xaafadda Xamar Jab-Jab  ee magaalada Muqdisho Cumar Cali Cumar  oo ah wiil uu dhalay Cali Xamari oo ku caan ahaa bah-weynta Sportiga Soomaaliya sannadihii dalku nabadda ahaa.
Cumar waxa ay xabbad wiifto ah ka haleeshay dhabarka qeybtiisa hoose sida sawirka ka muuqata. Dareenka oo dhan baa ka maqan qeyta ka hooseysa halka dhaawacu ka gaaray. Bal qiyaas sida aad ku noolaan laheyd haddii xaalkaagu sidaa ahaan lahaa? Ma jelcaan laheyd in qof wax uun kuu awooda inuu kugu fiirsado dhibaatada noocaani ah?
Fadlan walaalkaa fadhiga ka kici oo u suurto geli inuu musqusha aado, salaadda Ilaah ku waajibiyeyna uu si daahir ah ku tukado. Arrinta noocaani ah naxariis iyo in loo calool xumaado oo kaliya uma baahna, balse ficil geesinimo ah in la raaciyo ayey u baahan tahay. Ha quursan wixii aad awooddo. Qof aan adiga aheyn ha ku halleyn inuu wax qabto. Cumar qof kasta oo Soomaali ah oo dareen Islaanimo leh ayuu u baahan yahay.
Dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed jeebka gacanta geliya xoolihiina Allaha idiin barakeeyee. Qofkii wax u diraya fadlan ha ugu hagaajiyo emailkan safaari07@hotmail.com oo laga helo Cumar iyo Aabihii Cali Xamari, ama ha ka waco telefankan 252-6-271-5420.
Cumar daawadadiisu dibadda uun bey taallaa, in la geeyona lacag ayey u baahan tahay. Cumar qof aan adiga iyo Ilaah aheyn uma maqna. Ilaahna dadkiisa uunbuu wax isugu dhiibaa si ay isugu naxariistaan marka arrintu sidan oo kale tahay.  
MAR KALE IYO EMAILKA  safaari07@hotmail.com  TEL: 252-6-271-5420.
U sheeg shirkadda xawilaadda magaceeda iyo inta Ilaah ka soo qaaday inta ay dhan tahay maantaba.
Jazaka-Allahu Kheyran



CAAWIYA WIILKAN YAR 

From: HHAIKAL




waa wiil yar oo dhiban mana saxaroon karo mana kaadin karo waxaa furan kaadi haysta, mana awoodaan qooskiisa inay caawiyaan marka waxaad awooda ku caawin kartid u dir ama raadi dhaqtar si uu ilaah kuu caawiyo
faisal karate mahad sanidin


GABAR DHIBAN
From: HHAIKAL
GABADHAAN YAR WAXAAY UBAAHAN TAHAY CAAWIMAAD.
SADEX SANO AYEY JIRTAA AFAR QALIIN AYEY GASHAY WANA LAGU GULASAN WAYAY WALAALKEED KA YARNA DHIBKAAN OO KALE AYUU LA DHINTAY MARKA UMADA WAXAAN USOO BAN DHIGANAA IN LA CAAWIYO
FAISAL ABDISAMAD (FAISAL KARATE)


From: HHAIKAL  |
WAXAN DAD WAYNAHA OGSIINAYNAA ANIGOO AH FAISAL ABDISAMAD IN UU SI TOOSA IILSOO XIRIIRO KARO QOFKII RABA IN UU CAAWIYO GABADHAAN GUBAN

Somaliland: Baby Girl Needs Your Help
Monday, 31 December 2012 11:58
Baby FardusBaby FardusBy: Latifa Yusuf Masai
HARGEISA (Somalilandsun) – A one and a half years old baby-girl is in dire need of urgent medical attention abroad.
According to family sources, a once insignificant pimple on the eyebrow of Ms Fardus Bashe has developed into a serious organ threatening ailment that can not be cured locally.
The family is therefore appealing for financial support from all thus enable them secure advanced medical treatment abroad for baby girl Fardus Bashe.
For further information kindly contact us at the following addresses
Yusuf@somalilandsun.com mail@somalilandsun.com or contact relative Mohamed Dahir tell: +25224473104 or +25224147430