Monday, January 21, 2013

Al-Shabaab oo soo Bandhigtay Meydka Sargaal Faransiis ah iyo Hub badan ay ka Qabsadeen Farnasiiska

Wararka caalamka Arimaha Bulshada Ciyaraha Sheekooyin iyo Layaabka Dunida logo

  Published on January 14, 2013 by   ·   No Comments Xarakada Al-Shabaab ayaa goordhaw soo Bandhigtay Meydka Sargaal Faransiis ah ay ku dileen Dagaal Culus oo Labo Habeen kahor ka dhacay Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Sh/Hoose kadib markii Ciidamada Kumaandooska Faransiiska Weerar Qorsheesan kusoo qaadeen Saldhig Shabaab ku lahaayeen Deegaankaasi..
Meydka Askarigan katirsanaa Kumaandooska Faransiiska ayey horey Shabaabku u shaaciyeen in ay qabteen isaga oo dhaawac ah balse markii Dambe uu u geeriyooday Dhaawicii soo garay oo halis ahaa kadib markii lagu guul dareestay in la daweeyo.
Faransiisdka ayaa horey u qirtay in Weerarkii Buulo Mareer ku qaadeen in ay ku waayeen Labo Askari oo ciidankooda katirsanaa sidoo Kale Al-Shabaab ay qaarijiyeen Sargaalkii Faransiiska ahaa ee AFduub ahaanta u heesteen.

http://codkadhalinta.com/2013/01/14/al-shabaab-oo-soo-bandhigtay-meydka-sargaal-faransiis-ah-iyo-hub-badan-ay-ka-qabsadeen-farnasiiska/










No comments:

Post a Comment