BBC
Dalka Turkiga waxaa ku sugan wafdi uu hogaaminayao
madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Wafdiga soomalida waxay
heshiisyo cusub wada gaareen dowlada Turkiga. Waxaa sidoo kale la sii
xoojiyay heshiisyo horay labada dowladood u dhexmaray.
Safarka wafdiga soomaalida iyo heshiisyadaasiba waxaan ka waraysanay Cabdinuur Maxamed oo ah madaxa xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada soomaliya.
Wuxuuna khadka teleefoonka ugu waramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.
Halkan ka akhriso: http://www.bbc.com/somali/war-39729098

No comments:
Post a Comment