Soomaali 8 bilood dhulka Airportka Moscow jiifanaysay oo weli ku xaniban (VIDEO)

Dadkan Soomaalida ah ayaa cidina ilaa iyo haatan sheegan ama usoo dacwoon sababtuna waxa ay tahay garan mayno laakiin marka naloo soo sheegay arrintan aad ayaan uga calool xumaanay. waxaan ka codsanaynaa qofkii garanaya sidii dadkan lagu soo samata bixin lahaa fadlan markaad videogan daawato howsheeda gal. Dhanka kalena waxaan ka codsanaynaa dowladda Soomaaliyeed hadday weligood oran jireen dadkaanu u adeegnaa maanta weeye markay howshooda qabsan lahaayeen.
Daawo: (Hoos ka eeg sawirada)
No comments:
Post a Comment