Sunday, March 31, 2013 0 comments
iftineducation.com - Qaar ka mid ah dumarka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Yemen ayaa duruuftu ku qasabtay inay jirkooda ka ganacdaan.
Arintantaan foosha xun
ayaa waxaa keenay kadib markii ay bateen dhibaatooyinka ay ka mid
yihiin noolol xumada, shaqo la’aanta iyo wax barasho la’aanta haysata
qaxootiga ku nool dalka Yemen.
Sawiradaan ayaa laga soo
qaaday dumar Soomaaliyeed oo ku nool degaanka Albasateen ee u dhaw
magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen kuwaaso ay dantu ku qasabtay inay
jirkooda ka ganacsadaan sidey ku warantay wakaalada wararka ee Reuters.
Dumarkaan ayaa markey
usoo haajirayeen dalka Yemen filayay inay heeli doonaan shaqo iyo noolal
dhaanta tii ay wadankoodii hooyo uga soo tageen lakiin arinku sidaas ma
noqon.
Sawirada iyo warbixintaan ayaa waxaa soo bandhigay wakaalada wararka ee Reuters.
Aqristayaasha sharafta
leh ee ku xiran iftineducation.com waxaan weydinaynaa: Ma la dhihi karaa
eeda waxaa iska leh raga Soomaaliyeed gaar ahaan qabqablaasha
dagaalka iyo ururada magacyada diimaha huwan ee dagaalka umada raaxada
uga qaaday??
Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks
____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
http://www.iftineducation.com
iftineducationmedia@gmail.com
Read more: http://www.iftineducation.com/2013/03/subxaanalah-daawo-gabdho-soomaaliyeed.html#ixzz2P6DVzygx
No comments:
Post a Comment